Search
Ku soo dhawow Peel District School Board
Soo Dhawoow
La soco Xogta
Xarunta soo Dhaweynta
Diiwaan-geli
Kobcinta Aqoonta Waalidka
Xogta Khusayso Waalidka
Talo-siin khusayso waalidka
Arrimaha Ardayda
Dugsiyada
Jadwalka
Guddiyada Dugsiyada
La kulan Hanti-dhowrahaada
Dugsi sare iyo Wixii ka Dambeeya
Waxbarashada Dadka Waaweyn
Ka shaqeynta Guddoonka “Peel”
Rukumasho
Su’aalaha badanaa leys weydiiyo

Peel District School Board ahaan, ujeedadeenna ugu weyni waa in aan ku caawino ardayda in ay waxbartaan iyo in ay guulaystaan. Taasi waxay isugu jirtaa is dhaafsiga macluumaadka ku saabsan dugsiyada, barnaamijyada, fursadaha carruurtaada iyo sidaad carruurtaada uga kaalmayn lahayd waxbarashada.

Halkani waa meesha laga helo akhbaarta, haddii uu sanooyin gurigaagu ku yiilay Peel iyo haddii aad ku cusubtahay xaafaddanba.

Halkaan waxaa ah qaar ka mid ah waxyaalaha aad ka heli doonto:

Fadlan la wadaag comments and suggestions (faallooyinkaaga iyo talobixinadaada) ku saabsan shabakdeena. Waxaan awoodnaa in aan kuugu soo jawaabno luuqado badan

Home Get the Facts Parents Boost Learning Student Stuff Schools Calendar School Councils Meet your Trustee Media Desk